Go to ...
RSS Feed

Thursday, August 16, 2018

Articles

DHEGAYSO Barnaamijka Idaacadda VOSWO: Noocyada Dhibaatooyinka ay Haweenku kala kulmaan Gudniinka Fircooniga (FGM) iyo Waxyaabaha ay Diinta Islaamku ka qabto xadgudubyada Dhaqanka ku salaysan

Siday muujiyeen deraasaddaha u dambeeyay ee laga sameeyay, Gudniinka Fircooniga oo ah caado dhaqameed dalal badan laga isticmaalo, waxa uu heerkiisa isticmaalku Somaliland ka marayaa 99.8. Haddaba, waxaynu barnaamijkan ku falanqayn doonaa dhibaatooyinka kala gudan ee ay Haweenku kala kulmaan Gudniinka Fircooniga, caafimaad iyo maskax ahaan intaba, maxay diinta Islaamku ka qabtaa isticmaalkiisa?, heerka isticmaalkiisu